Halkaan ka dhagayso Muxaadaro Muhiim ah oo ay soo jeedinayaan Gudiga Culamaa'udiinka Musaalaxada iyo sixitaanka oo ciwaankeedu yahay Qofka ay tahay in la xiriiriyo iyo qofka la goynayo.
Halkaan ka dhagayso Muxaadaraad ay Gudiga Culimada Musaalaxada ugu Jawaabayaan Su'aalo ay soo weydiiyeen Shacabka Soomaaliyeed qeybtii koowaad